Dad ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco written by Warsan Radio 06/06/2022 Shilka oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay xilli dambe waxaa uu ka dhacay degaanka lagu Magacaabo Qoyta oo kuyaalla duleedka Magaalada Burco ee degaannada Somaliland.Shilka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii uu rogmaday Gaari nooca Soomaalida u taqaano Caasiga ama Homey, waxaana inta la xaqiijiyay ku geeriyooday Saddex Ruux halka 7 qof oo kale ay ku dhaawacmeen.Ciidamo katirsan kuwa ilaalada waddooyinka iyo dadweyne farabadan ayaa gaaray halka uu shilka ka dhacay, iyaga oo u gurmaday dadka Shilka ku waxyeeloobay, kuwaas oo la geeyay Isbitaalka Magaalada Burco.Dhowr jeer oo hore ayaa wadada ka baxda Magaalada Burco waxaa ka dhacay Shilal gaari oo ay ku dhinteen dad farabadan kuwo kalena ay ku dhaawacmeen, iyada oo Maamulka Somaliland uu ku guuldareystay dhismaha wadadaas. Dad ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco was last modified: June 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Howlgal dad farabadan lagu qabqabtay oo laga sameeyay Muqdisho next post Turkiga oo Shuruud ku xiray in Dowladda Sweden ay ku biirto NATO You may also like video Kulankan ay soo qaban qabisey Wasaarada Warfaafinta Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed islamarkaana Wasaarada ay usoo bandhigtey Qodobo ka mid ah 21/05/2017 Maamulka baarlamaanka oo dalbaday in loo soo gudbiyo xogta Xildhibaanada Cusub 12/03/2022 Xasan cali Kheyre oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Qatar 30/06/2020 Wada-hadalladii Xukuumadda Somaliland & Xisbiyada mucaaradka oo natiijo la’aan ku dhamaaday 19/07/2022 Ra’iisul Wasaare Rooble oo Maanta kusii jeeda Magaalada Baraawe 03/10/2021 Wasiirada Magacaaban oo Golaha Shacabka codka kalsoonida uga raadinaya Xukuumadda 04/08/2022 Akhriso:-Madaxweyne Biixi Soomaaliya waxaanu u sheegayna haddii ay weeraro soo qaadaan inay nu hayno difaac nagu filan 21/08/2018 Daawo Shacabka Koonfur Galbeed oo taageeray Nicholas Heysom, fartiina u diray Farmaajo 03/01/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 20/07/2020 Baarlamaankii dalka Kuwait oo la kala diray 23/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.