Puntland oo xukun ku riday rag loo heysto dilka Wiil Dhalinyaro ah written by Warsan Radio 19/06/2022 Maxkamadda Darajada 1aad ee Magaalada Qardho ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay xukun ku riday 5 Nin oo kamid ahaa Maxaabiista Xabsiga Magaalada, kuwaas oo loo heysto inay dileen mid kamid ah Dhalinyarada Magaalada.Wiilka oo lagu Magacaabi jiray Sharmaarke Warsame Nuux ayaa la sheegay in jirdil ay Xabsiga Magaalada Qardho oo uu ku xirnaa ugu dhex geyteen 5-ta ragga ah uu u geeriyooday Bishii la soo dhaafay ay May ee sanadkan 2022.Garsooraha Maxkamadda ayaa sheegay in dhammaan Shanta Nin ay qiraal yihiin eeda loo soo jeediyay ee ah dilka Wiilka Dhalinyarada ahaa, isla markaana lagu xukumay min saddex sano oo xabsi ah iyo in ay bixiyaan magta marxuumka oo u dhiganta 100 Geel ah.Garsooraha maxkamadda ayaa sidoo kale sheegay in dilka sida uu u dhacay uu ahaa “ kas u’eke” sidaas darteedna loo khafiifiyay xukunka maxkamadda.Hayeeshee qoyska Sharmaarke Warsame Nuux ayaa xukunka Maxkamadda racfaan ka qaatay, iyaga oo ku tilmaamay mid aan cadaalad aheyn. Puntland oo xukun ku riday rag loo heysto dilka Wiil Dhalinyaro ah was last modified: June 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta next post Duqa Muqdisho oo Hay’adda IOM kala hadlay wax u qabashada dadka kasoo barakacay Abaarta You may also like Maxuu yahay ajendaha kulanka maanta ee golaha shacabka? 27/09/2020 Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Hiiraan 10/06/2022 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 28/04/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 01/06/2020 Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibbada Qatar oo la kulantay James Swan 19/06/2021 Ciidamo Lagu Daadiyey Adis Ababa iyo Xaaladda Guud ee dalka Ethopia 02/07/2020 Hay’adaha gargaarka oo ku baaqay in wax laga qabto macluusha Geeska Afrika ka jirta 23/04/2022 Akhriso:-Qarax ka dhacay Paris oo geystey dhimasho iyo dhaawac 12/01/2019 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 24/07/2020 MADAXWEYNE FARMAAJO OO GAARAY MAGAALADA ADDIS ABABA 04/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.