Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia oo Warqadaha Aqoonsiga laga guddoomay written by Warsan Radio 20/06/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Mudane Aleksandar Vučić ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaan doona Dalka Serbia Mudane Maxamed Cabdullahi Axmed.Dalalka Soomaaliya iyo Serbia waxaa ka dhexeeya Xiriir qoto dheer oo ku saabsan Iskaashiga labada dal, waxaana Danjire Maxamed Cabdullaahi uu La wadaagay Madaxweynaha Serbia Dhambaal Salaan ah oo uu ka waday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.Xiriirka Muqdisho iyo Belgrade ayaa soo bilowday 62-sanno ka hor, waxaana Madaxweynaha Serbia Mudane Aleksandar Vučić uu sheegay in labada dal ay leeyihiin Taariikh iyo xiriir dheer. Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia oo Warqadaha Aqoonsiga laga guddoomay was last modified: June 20th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan next post Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan You may also like Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Safiirka Sacuudiga? 09/02/2022 Kumanaan kun oo ka qeyb qaatay Mudaharaad looga soo horjeedo FRANCE oo ka dhacay Bangaladhesh 27/10/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 12/11/2021 Dhageyso:Qeybta 7 aad ee Barnaamijka Bidhaamiye 21/07/2020 Akhriso:- Warar kii udambeyay garoonka magaalada Muqdisho oo diyaarad lacag siday lagu qabtay 08/04/2018 Joe Biden oo khudbad ka hor jeedin doona Congress-ka 28/04/2021 Madaxweyne Mustafe Cagjar oo sheegay in maamulkiisa uusan waxba ka qaban karin sicir bararka 25/05/2022 Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada “SAWIRRO” 20/05/2021 Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay safiirada dalalka Qaar u jooga Soomaaliya (Sawirro) 07/10/2020 Wareysi :Shamso Aadan Garwaal oo Taageertey Dikreeto lagu Aqoonsadey Malaaqa Guud ee Beesha Garwaale . 23/01/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.