Galmudug & Puntland oo shir ka yeeshay Amniga Gaalkacyo written by Warsan Radio 21/06/2022 Gudoomiye kuxigeenka ahna kusimaha Guddoomiyaha Gobalka Xasan Cabdullaahi Warsame ayaa Maanta shir-gudoomiyey shirka Amniga Gobolka Mudug oo ay si wada jira uga wada so qayb galeen Maamulada Puntland iyo Galmudug.Shirka oo isbuuclaa ayaa waxaa Goob joog ahaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug Galmudug, Gudoomiyayaasha Dagmada Gaalkacayo Puntland iyo Galmudug, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug ,Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Mudug iyo Ceyn,Taliye kuxigenka Ciidanka Nisa iyo Taliyaha Saldhiga Dhexe Ee Galmudug qaar kamida taliyayaasha Boolis Labada Dhinac Ee Gobolka Mudug.Kulanka ayaa waxa uu kadhacey Xarunta Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Puntland waxaana Kasoobaxey qodobo muhiim ah u ah Isdhexgalka iyo Amniga Gobolka Mudug. Galmudug & Puntland oo shir ka yeeshay Amniga Gaalkacyo was last modified: June 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay dalka kajirto Abaar daran next post Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday rag ku eedeysan dil & weeraro bambaano You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 13/06/2021 Madasha Xisbiyada oo taageeray Shirka Maamul goboleedyada ee ka dhacaya 07/07/2020 Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka COVID-19 Ah 24-Saac Ee Tagtay 07/06/2020 Rag katirsanaa Daacish oo saaka dil toogasho lagu fuliyay Muqdisho 26/10/2022 Dhageyso:- Barnaamijka Kulanka Warsan 16/01/2022 Dhageyso: Wasiiro Cusub Oo Katirsan KG Oo Baydhabo Lagu Dhaariyay. 27/02/2020 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 08/02/2022 Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo Gaaray Faransiiska 11/11/2019 10 ruux oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo Maxkamad lasoo taagay 13/06/2020 RW Khayre oo la kulmay Guddiga Qaran ee Wadahadalada DF & Somaliland (Sawirro) 14/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.