Dadyowga Islaamka oo maanta u dabaal degaya Munaasabadda Ciidul Adxaa written by Warsan Radio 09/07/2022 Guud ahaan Ummadda Islaamka oo ku kala sugan dalalka caalamka ayaa si weyn ugu dabaal degaya farxada maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa oo maanta ku beegan.Maanta oo ah maalinka Tobonaad ee Bisha Carafo ayaa guud ahaan Muslimiinta ay u tahay maalin ay ku ciidayaan farxad.Dadyowga Islaamka ayaa subaxa hore ee maanta isugu imaanaya Masaajidada iyo Garoomadda waa weyn, si ay u tukadaan Labada Rakacadood ee Salaada Ciidul Adxaa.Shacabka muslimiinta ah ayaa isugu hambalyeynaya maalintan qiimaha badan, waxaana qaarkood ay isku booqanayaan guryaha, si ay muujiyaan farxada Ciidul Adxaa.Malaayiin Xujey ah oo sanadkan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa shalay istaagay Banka Carafo, halkaasi oo muslimiinta ku gudanayaan mid ka mid ah Rukniyada ugu muhiimsan Xajka. Dadyowga Islaamka oo maanta u dabaal degaya Munaasabadda Ciidul Adxaa was last modified: July 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xamse oo ku baaqay in la caawiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen next post Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan You may also like Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dhibaatada ka taagan laas-Caanood 30/12/2022 Akhriso:-QEYBAHA SIYAASY ASHEER GALLY 22/08/2018 Faa Faahin Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Kismaayo 21/08/2022 Arday labadiisa Macalin ku dilay Sweden oo la xukumay 09/09/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 31/03/2022 Akhriso+Sawiro:-Ku dhawaad 40 wariye oo ka kala yimid Gobolada kgs oo tababar logu soo xiray Magaalada Baydhabo. 27/11/2019 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 14/04/2022 Dhageyso;- Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 08/10/2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Masar 08/01/2023 Dowladda Soomaaliya oo cambaareysey qaraxyo ka dhacay Imaaraadka Carabta 18/01/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.