Dowladda Ingiriiska oo Kenya ka caawineysa la dagaalanka Al-Shabaab written by Warsan Radio 21/07/2022 Dowladda Ingiriiska oo dowladda Kenya ka taageeraysa xoojinta dagaalka ay Kenya kula jirto kooxaha loogu argagixisada gobbolka xeebta ayaa malaayiin dollar ku taageertay xarun loogu talagalay inay ku hawl galaan Ciidamada Booliska la dagaalaka Argagixisada ee –ATPU.Xarunta oo laga hirgaliyay gobbolka Xeebta ah ee Mombasa ayaa waxaa ku sugan Ciidamo farabadan oo kamid ah kuwa Kenya, kuwaas oo loogu talo galay inay la dagaalamaan Ururka Al-Shabaab.Gobbolka Xeebta ee Kenya ayaa kamid ah meelaha ay kooxaha loogu yeero argagixisadu ay ku qaadaan weerarada ay la beegsadaan Ciidamada dowladda Kenya.Dowladda Kenya ayaa waxaa Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Jubbada Hoose & meelo kamid ah Gedo kajooga Ciidamo farabadan oo kuhowlgalla magaca howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, iyaga oo dagaal kula jira Al-Shabaab. Dowladda Ingiriiska oo Kenya ka caawineysa la dagaalanka Al-Shabaab was last modified: July 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo kulan gaar ah la yeeshay Xildhibaannada kasoo jeeda KGS & Jubbaland next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Akriso:-Golaha Wasiirrada oo Meel Mariyay Hindise Sharciyeedka Hey’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda iyo Xeerka Lahaanshiyaha Xuquuqda Daabacaadda 27/02/2020 MADAXWEYNE FARMAAJO OO HAMBALYO U DIRAY DHAMMAAN SANATARRADA LOO DOORTAY AQALKA SARE 14/11/2021 Sawiro:- Dowladda Federalka Soomaaliya oo soo bandhigtay lacagta cusub 09/06/2018 Madaxweyne Qoorqoor “Cadawga meelaha uu naga heysto waa ka xoreyneynaa” 25/08/2020 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 18/02/2017 Akhriso:-Abiy Ahmed ‘’ Tiro dad ah ayaa ku dhintay qaraxa kuwa kalana waa ay ku dhaawacmeen 23/06/2018 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS. 13/02/2017 DHAGEYSO:WARKA HABEEN IDAACADA WARSANRADIO 27-10-2016 27/10/2016 RW Xamse oo guddoomiyay Shir looga hadlayay la dagaalanka Al-Shabaab 06/02/2023 Galmudug oo shaacisay qabashada doorashada Afar Kursi 25/01/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.