Madaxweynaha Somalia oo Maanta kuwajahan dalka Tansaaniya written by Warsan Radio 21/07/2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta oo khamiis ah safarkii lixaad oo dalka dibaddiisa ah waxaa uu ugu wajahan yahay dalka Tanzania.Madaxweynaha ayaa marti waxaa uu ku yahay Shir Madaxeedka 22-aad ee Caadiga ah ee Madaxda EAC oo 21-ka & 22-ka July ka dhici doona Magaalada Arusha ee dalka Tanzania.Dalka Soomaaliya ayaan kamid aheyn ururkaan dhaqaalaha ay ku midoobeen dalalka ku yaal barriga Afrika, hayeeshee Madaxweynaha ayaa dadaal ugu jira sidii Soomaaliya uga mid noqon laheyd Ururkaas. Madaxweynaha Somalia oo Maanta kuwajahan dalka Tansaaniya was last modified: July 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Al-Shabaab oo weerar ka geystay dhulka dowlad degaanka Soomaalida next post Sheekh Aadan Madoobe oo kulan gaar ah la yeeshay Xildhibaannada kasoo jeeda KGS & Jubbaland You may also like Dhageyso:Amaro Kasoo Baxey Taliska Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed Somaliya 17/08/2016 Dowladda Kenya oo ka laabatay xiritaanka xeryaha qaxootiga Dadhaab iyo Kakuma 30/04/2021 Donald Trump oo ka hadlay weerarada ay Iran ku qaaday saldhigyada Mareykanka 08/01/2020 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo dhaliilay habka ay ku socoto doorashada Golaha Shacabka 02/12/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 23/04/2021 Donald Trump oo dalkiisa ka mamnuucayo isticmaalka TikTok 01/08/2020 Shil Gaari oo Ka Dhacay Baydhabo. 16/04/2019 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 08/09/2020 Sawirro:-Qarax Is-Miidaamin Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho Iyo Khasaaro Ka Dhashay 25/11/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsn 28/05/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.