Akhriso:- Magacyada Golaha Wasiirada uu Magacaabay Madaxweynaha Hir-Shabeelle written by Warsan Radio 01/08/2022 Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 26 Wasiiru Dowle.Magacaabidda Golaha Wasiirada Hirshabelle ayaa qaadatay muddo labo sano ah, tan iyo markii Madaxweyne Cali Guudlaawe la doortay dhammaadkii sanadkii 2020. Waxaana muddadaas shaqeynayay Wasiiradii Maamulkii Madaxweyne Waare iyo xubno kooban oo isku shaandheyn lagu sameeyay.Caqabado badan ayaa Madaxweynaha Hir-Shabeelle ka heystay Magacaabista Golihiisa Wasiirada oo inta badan uga imaanaya kacdoonkii kaga furnace Gobolka Hiiraan, balse uu ka gudbay.Dhinaca Xildhibaan Geelle Isaaq Warsame oo kamid ahaa Xubnihii la Magacaabay, Isla markaana laga dhigay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Hir-Shabeelle ayaa xillaasi iska casilay, isaga oo aan faah faahin sababta uu xilkaasi ku diiday.Hoos Ka Akhriso Magacyada Wasiirada. Akhriso:- Magacyada Golaha Wasiirada uu Magacaabay Madaxweynaha Hir-Shabeelle was last modified: August 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Taalibaan iyo Iran oo dagaallamay next post Baarlamaanka Ciraaq oo maalintii labaad gacanta ugu jira mudaharaadayaasha You may also like laamaha Amniga oo baadi goobaya Koox dil geysatay 02/05/2022 Dhageeyso Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo Caawa Kahadlay Arima ha doorashada iyo Arima kale 31-10-2016 01/11/2016 Dowladda oo sheegtay inay dishay Sarkaal Sare Ajnabi ka tirsanaa Al-Shabaab 26/06/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 22/01/2020 Ciidanka AMISOM oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen dagaalamayaal katirsan Alshabab 19/04/2021 Daawo Muqaalka gudigii abaaraha KGS oo maanta la waydiinayey su’aalo Maxaa Ka soo bahayna? 17/04/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Wadaag Waxaa Looga Hadlayey Sanad Guuradii 57 Ka soo Wareegatay 05/07/2017 Trump oo ku hanjabay in ciidamo dheeraad ah uu u diri doono goboladda Mareykanka 21/07/2020 Faahfaahin ka soo baxaysa duqeyn ka dhacday deegaanka Saaxa Weyn 09/01/2021 Dhageyso:-Waxaa maanta Magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay Imtixaankii dugsiyada Sare ee Dowlada federaalka soomaaliya wasaaradeeda waxbarashada ay u qabanaysay Ardayda dhammaysatay Dugsiyada sareb ee dalka Sanad Dugsiyeedka . 24/05/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.