Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka warshadaynta written by Warsan Radio 26/11/2022 Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qayb galay shirka madaxeedka Midowga Afrika ee ku saabsan warshadaynta iyo isu dheelli-tirka dhaqaalaha oo ka dhacay caasimadda dalka Niger ee Niamey.Madaxda shirka kasoo qeyb gashay ayaa xusay muhiimadda ay leedahay in Qaaradda Afrika gaarto isku filnaansho dhaqaale isla markaana la dardar geliyo wax soo saarka iyo warshadaynta iyadoo la isu dheelli-tirayo maalgashiga.Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa sheegay in horumarinta warshaduhu ay lagama maarmaan u tahay in Afrika ay horumarto iyadoo ka faa’iidaysanaysa kheyraadkeeda iyo ballaarinta ganacsiga ka dhexeeya dalalka Afrika. Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka warshadaynta was last modified: November 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka Maykoo Usub ee Idaacada Warsan next post Madaxweyne Xasan “Nin Isbaaro lagu soo qabtay oo Qaadicu Dariiq ah qof igu imaan karo malahan” You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan 27/09/2018 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 30/08/2021 Sawiro;-Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun Dil ah ku riday Rag loo heesto weerar iyo Dil 13/09/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 08/12/2020 Akhriso:-Guddoomiyayaal Maxkamadeed iyo Garsoorayaal la magacaabay 08/09/2018 Dagaal u dhaxeeyey A-shabaab iyo Ciidamadda Dowladda oo ka dhacay duleedka Buulo-Barte. 17/09/2022 Madaxweyne Farmaajo oo markii shanaad shir isugu yeeray dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir 02/04/2021 Dhageyso:-Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Ammaanka Maamulka Degmada Xudur Mustaf Aadan.. 28/07/2016 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 02/06/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 25/02/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.