Hoos ka dhageyso dooda oo ku saabsan tacdiyo ka dhan ah Haweenka iyo dhibaatooyinka lagala kulmo gudniinka fircooniga.Dooda waxaa ka qeybgaley Sh Maxamed Saney Ahmed oo ka mid ah Culimada Magaalada Baydhabo iyo Faadumo Ali Imaan oo ayadana ka mid ah haweenka o dhaqdhaqaaqa xaquuqda Aadanaha gaar ahaan Haweenka.
Codka hoose ka dhageyso dooda oo daadihinaayo Wariye Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)