Laftagareen oo loogu baaqay in uusan barakicin Shacabka Koonfur Galbeed written by Warsan Radio 20/12/2022 Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya ahna mudane ka tirsan Baarlamanka hadda jira Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegey inay lagama maarmaan tahay in la sameeyo dib u heshiisiin dhexmarta siyaasiyiinta iyo beelaha tabashada qaba ee Koonfur Galbeed.Dib u heshiisiintan ayaa waxaa hore ugu dhawaaqey guddoomiyaha baarlamanka Sheekh Adan Madoobe, oo maalmihii tegay ku sugnaa magaalada Baydhaba.Gudoomiyaha ayaa sheegay in aan marna la aqbali doonin muddo korosiga uu sameystay Madaxweynaha Koonfur Galbeed.Mursal ayaa sheegay in loo baahan yahay in laftagareen degaanada Koonfur Galbeed uu ka abuurin khalalaase abuuri kara barakac. Laftagareen oo loogu baaqay in uusan barakicin Shacabka Koonfur Galbeed was last modified: December 20th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka kulanka Warsan next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan. You may also like DHAGEYSO:SARAAKIL IYO MAAMULKA GOBLKA BAKOOL OO BOOQDEY DEEGAANKA TEED. 22/07/2018 General Odowaa oo hambalyo udiray ciidanka xoogga dalka 12/04/2021 DF oo gashay heshiis cusub oo ku kacaya $8.64 Milyan 15/12/2021 Dhageyso:-Iscazilaada Godiga doorashada KGS 05/11/2018 Guddoonka Golaha Aqalka Sare oo kulan yeeshay 30/04/2022 Madaxweynaha Dalka Masar oo 8 sano kadib booqasho ku tagaya dalka Qatar iyo ujeedada safarkiisa oo la ogaaday 13/09/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 13/06/2020 Yoweri Kakuta Museveni oo markii toddobaad loo dhaariyay madaxtinimada dalka Uganda 13/05/2021 Dhageyso:-Warka Caawa ee Idaacada Warsan 12/05/2020 Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Kor Meerey Xarunta Dhexe ee Hawada . 09/05/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.