Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay musharrixiinta Koonfur Galbeed? written by Warsan Radio 28/12/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay Midowga Musharraxiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.Musharraxiinta Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha ayaa ka wada hadlay arrimaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed si loo helo midnimo isla-markaana la iska kaa shado sidii loo sii amba qaadi lahaa dib u xorreynta degaannada ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.Kulanka Guddoomiyaha iyo musharraxiinta ayaa loo balamay in la iskugu soo laaban doono Caawa.Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa boggaadiyay dadaalada lagu doonaayo dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo uu ku baaqay isagoo sheegay in muhiim ay tahay midnimada iyo jiritaanka reer Koonfur Galbeed lana xoojiyo kacdoonka dadweynaha ee dalka looga xorreeynaayo Al-Shabaab. Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay musharrixiinta Koonfur Galbeed? was last modified: December 28th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Wufuud uu kamid yahay Madaxweynaha Jabuuti oo kusoo wajahan Muqdisho next post Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan You may also like Soomaaliland oo Eedeeysay Dawlada Federaalka Soomaaliya 02/11/2023 Dhageyso:-Sawiro Warbixin Gudiga Gurmadka Abaaraha Maamulka KGS, Ayaa Maanta Kormeerey Xirooyinka Iyo Ceelalka Ku Yalaan Degmada Xudur Ee Goblka Bakool 23/01/2017 Dhageeyso:-waxaa habenkii 7 si toos ah usocdo barnaamijkii Tartan Aqooneedka 03/06/2017 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 17/06/2020 Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay in laga wada shaqeeyo xasilloonida iyo nabadgelyada Dalka 26/04/2021 Guddiga Xuduudaha iyo Fedaraalka Dalka oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socday Hirshabeelle 02/08/2020 Ra’isul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray Magaalada Baladweyne. 25/08/2022 Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Bulshada Gaar Ahaan Caafimaadka 16/01/2022 Akhroso:-SJS oo talo jeedin sharciyeed ka sameysay Xeerka Saxaafadda Soomaaliya 24/11/2019 RW Rooble oo ku wajahan Kenya lana kulmaya Uhuru Kenyatta 10/08/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.