
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey La-Taliyaha Sare ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday.
Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa soo noqday Wasiirkii amniga ee Xukuumaddii Xilgaarsiinta ee Raโiisal Wasaare ย Maxamed Xuseen Rooble.