Israa’iil ayaa sheegtay in ciidankoodu ay isku gadaameen goobaha ay Xamaas kaga suganyihiin Qasa gaarahaan aagga xerada qaxootiga ee Jabaliya iyo Shejaiya ee waqooyiga Qasa.
Taangiyada ayaa sidoo kale u dhaqaaqay dhanka bartamaha magaalada koonfurta ku taalla ee Khan Yuunis.
Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dagaalyahannada Xamaas ay tahay in ay isku dhiibaan milatariga Israa’iil.