Madaxwayne ku xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kulan gaar ah la yeeshay Isimada dhaqanka Maamulka SSC Khaatumo, kulankaasi oo dhinacyadu ay kaga wada hadleen arrimo dhowr ah.
Ali Dahir Eid Madaxwayne ku xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug kulanka uu ugu tagay Isimada dhaqanka SSC Khaatumo waxaa uu ahaa mid booqasho ah.
kulanka ayaa ka qabsoomay Qasriga Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa wuxuu daarana Isxogwareysi Salaan.