Siminar loo Qabtey Iskaashata Beerleyda kgs ayaa manata looga Qabtey Maglada baydhabo waxana simarka u qabtey Hayada faw Waxana Goob joog ka aha Waziirka Berah iyo warabka maamulka kg Waziiro iyo Xidhibano katirsan kgs
waxan ugu horeen Gobta ka hadley Isku Duwaha wazarada beeraha iyo warabka Abduwahab siraji sheekh madooyow waxana uu sheegey muhiimda uu uleyahay siminarkan
waxana sidoo kele Gobta kahadley wazirka beraha iyo warabka maxamed xasan Fiqi waxana uu Baraarujin u soo Jeediyey iskashata beraleyda kgs in ay ka fadideystaan simnarka
Siminarkan ayaa waxa uu ku soo adeyaa xili ay Abro ay ka jiran deeganada` kgs Berihiina ay noqdeen ku ay Abarsadeen kaa oo waxabadan uu ka badali doono
Wariye Feysal Dhayow Xuseen