Degaano Iyo Degmooyin Ay Ku Yalaan Goboladaan Maamulka Koonfur Galbeed somaliya Gaar ahaaneed Baay Bakool ayaa Waxaa Ay U Baahan Yihiin In loo Sameeyo Biyo Dhaaliin Madaama Warihii Iyo Celalkii Biyaha laga dhaansan Jirey Qaarkood Ay Biyo Yareyeen Dhibaato Ku Ku Noqotey Dadka Degan goobaha Biyaha Laga Waayey waxey qasanb ku noqotey In Ay U soo aroraan Meesha Ugu Dhow Ee Ay Kaheli Karaan Biyaha.
Magalooyinka Biyo La’aanta Kajirta ayaa Qaarkood Waxaa Ay yihiin Kuwo wadooyin Kooda Ay u Xirin Yihiin Xaraka Al shabaab.
Wasiirka Hubka dhigista Towbarada dhaqan Celinta Maleyshiyaadka Dowlada Goboleed Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed oo Lahadlaayey wadaninews24.com warsanradio Ayaa Waxaa Uu Sheegey in ciidamada Booliska Gaarka Ah ee Kg Ay Wadaan Sidii Ay Isku Furi Lahayeen Guud ahaan Magalooyinka Wadooyinkooda ay U Xirin Yihiin Xarakada Al Shabaab.
Wasiirka Ayaa sheegey in Ciidankaan Loo Dhisey Kahortaga Dhibaatooyin Kusoo Foodleh Dadkooda Xureyta iyo Kasaarida Cadowgii Heysta Dhuulkooda.
Wasiirka Hubka dhigista Towbarada dhaqan Celinta Maleyshiyaadka Dowlada Goboleed Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed Ayaa Hadalkiini wuxuu ka jeediyey Degaano Badan Oo Ay Hoos Tagaan Magalada Baydhabo Xili Ciidamada Gaarka ahee kg Biyo Dhaamin Usameynayeen Shacabka Degan Degaanada Qaar Ee Hoos Taga baydhabo Kuwaas Oo Kajirta Biyo Yari.
https://www.youtube.com/watch?v=Vq57O1Q79ik
W/Q/Wariye:Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)