Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa xariga ka jaray wado muhiim ah oo isku xerto Xaafada Bundoweyn iyo bartamaha magaalada Baledweyne.
Munasabada xariga loga jarayay wadada ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabeele iyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan iyo qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan .
Hoos ka dhageyso warbix