manta wexey aheed malin loga diyar garowga ciida carafa bulshada baydhabo iyo masuliyinta konfur galbeed somalia waxey colalo nafaded ay ka sameyn gudaha magalada baydhabo wxna ababulka colalaha nadafada qeyb weyn ka qaatey campaniga cusub oo la magaca baxay midowga nadafada degmada baydhabo clean nation waxana gobta nadifinayey shaqalaha clean nation ee baydhabo iyo ururda xafadaha oo ku dhiranaya hormarka campaniga clean nation oo ku holan sidii ay bilicida degmada baydhabo dib uga so celin laheed