Qodobka 32aad Farqadiisa 2aad Xuquuqda eedeysanaha Laguma Hayn Karo xabsi waxka Badan Muwaadhinka 48 Saacadood Bilaa Maxkamad La,aan tanina waxa ay Marqaati utahay Sida Maamulka Konfur galbed ay U Caburinayan Siyaasiyiin Dhaliilsan Hanaanka Uu ku shaqeynayo maamulka Noor_Maxamed_Macalin iyo saaxiibadiis halagu soo Daayo Sharuud la,aan Oo dib Haloo Siiyo Xoriyadooda Sidaasi waxaa Yiri Kusimaha Gudoomiyaha Gudiga Badbaadada Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Gudiga Ex Xil Aadan_maxamed_Noor (Adan_Saransor)
Shirweyne Looga Arinsanayo Aayaha Iyo Mustaqbalka Konfur galbed ayaan ku qabaneynaa Baydhabo waqti dhow ayuuna shirkaasi furmayaa
Waxaana ka qeyb galeysa 400 Ergo oo ka kala imaaneysa Bay Bakool iyo
Shabeelada hoose….Ex_Xil C/weli Maxamed_Ibrahim (Xaabsade)