Dibadbaxaan oo Ahaa mid Loo kala Xarin Caruur iyo Dad waaween Wuxuu ahaa Mid Lagu Dalmbanaayey in Adaalada La Hor keeno Ruuxii Ka Debayey Dilkii Egkis Wasiir Cabaas Siraaji Banaan Baxaayey Waxay Wateen Boorar Ay Ku Qoranyihiin Hal Kudhigyo Ku Aadan in Madaxda Dalka Soomaaliya Ay Adaalada Horkeenaan Askarigii Ka Dambeeyey Egkis Xildhibaan Cabaas Siraadi Qaar Ka Mid Ah Dibad baxayaasha Ay Ku Jiraan Ehlada Marxuum Egkis Xildhibaan Cabaas Siraadi Ayaa Madaxda Dowlada Soomaaliya ugu Baaqay inay Ka Dhabayaan Balanqadadii Horey u Samayeen oo Ahaa in Adaalada Dalka Ay Ku Maamulayaan
Wasiirka Haweenka Xaquuqul Aadanaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Marwa Nadiifo xaaji arbin iyo xildhibaan shukri bashiir oo ka bid ah xildhibaanda baarlamaanka kgs oo lahaleeyey banabaxyaasha waxay fariin u direen madaxda dowlada soomaaaliya iyo xildhibaanad ka soojeeda KGS
Ruuxii Ka Dembeeyey dilka wasiir cabaas siraaji ayaa wali oo adaalada la horkeenin ayaa wali ah mid dadka ay ka wardhoorayaan madaxada dowlada soomaaliya iyo goqaanka ay ka qaadandoonaan,
Weriye Cabdi Asiis Siria warbaahnita wadaninews24 magalada baydhabo