{WARSANRADIO} Gudoomiyaha Ururka SOJA ee Koonfur Galbeed Muxidiin Maxamed Xusni ayaa wareysi dheer uu siiyay Idaacada Radio Warsan ee Magaalada Baydhabo uga hadlay in ay tahay talaabo u baahan dhiiragelin in lasiiyo maadama uu yahay Wargeyskii ugu horeeyay eek u baxa Afka Mayga waxuuna sheegay In loo baahan yahay dhamaan cidii gacan ka geyasan karta ay muhiimtahay in ay fikradooda ku biiriyaan