Baydhabo Somaliya{WMN}-Waziirka War faafinta KGS Ogaas xasan ayaa sheegay in oo formi doono shirka Bireto 5 ta saac subaxnimo baaqashada oo manta baaqday ay aheed sugitaanka lasu gaayay Madaxweeynaha KGS Shariifxasn sheekh Aadan sida u xaqiijiyay Waziirka Warfaafinta oo Wareeysi sii naayay idaacada warsan fidnimadii caawa
Maanta gelinkii hore waxaa magaalada gaaray Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayadoo garoonka ay kusoo dhaweeyeen madaxweynaha Jubbaland, kuxigeenkiisa xubno ka tirsan labada gole ee dowlad goboleedka Jubbaland iyo ururrada bulshada rayidka ah.
Kismaayo waxaa ku wada sugan Madaxweynayaasha afarta dowlad goboleed ee dalka.