Faah faahin: Weerar lagu dilay dad dukaameysanayay written by Warsan Radio 04/07/2022 Nin hubeysan ayaa saddex qof ku dilay mid ka mid ah xarumaha ganacsiga ee ugu weyn dalka Denmark, halka kuwa kalena uu dhaawacay, kuwaasoo saddex ka mid ah ay aad u liitaan.Nin 22 jir ah ayaa la xiray oo lagu eedeeyay weerarka kaas oo argagax ku abuuray dadkii wax ka iibsanayay suuqa Field ee koonfurta magaalada Copenhagen.Taliyaha bilayska Soeren Thomassen ayaa sheegay in ujeedka weerarka aanu caddayn, isla markaana aanu meesha ka saari karin in ficilkaani uu yahay “fal argagixiso”.Raiisel wasaare Mette Frederiksen ayaa sheegtay in Danmark ay la kulantay weerar naxariis darro ah. Faah faahin: Weerar lagu dilay dad dukaameysanayay was last modified: July 4th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawirro: Sidee madaxweynaha Soomaaliya loogu soo dhaweeyey dalka Turkiga? next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Turkiga You may also like Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya oo joojiyay wadashaqeynta RW Rooble ee doorashooyinka 05/04/2022 Ku dhawaad 200 oo Tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay Xeebta Calais 03/12/2023 Xildhibaanada BF Soomaaliya oo meel mariyey xeerka kuraasta gobollada waqooyi ee dalka 23/06/2020 Wasaaradda Caafimaadka Dalka Oo Ka War Bixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Cudurka COVID-19 29/04/2020 Maxay Ka wada hadleen Madaxweynaha Jubblanad iyo madaxda WHO ? 05/06/2021 Wasiirka Maaliyadda oo shuruud ku xiray bixinta lacagta gurmadka Fatahaada Afgooye 04/08/2020 DHAGEEYSO;-WARKA DUHUR EE IDAACADA WARSAN BAYDHABO 04/03/2020 Guddiga Xuduudaha iyo Fedaraalka Dalka oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socday Hirshabeelle 02/08/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 02/10/2021 Kooxda Taliban oo War cusub ka soo saartay dilka Hogaamiyihii Al-Qaacida 26/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.