Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Turkiga written by Warsan Radio 04/07/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah uu la kulmo dhiggiisa dalkaasi Turkiga Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo casuummad rasmi ah ka helay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa wadahadalladooda xoogga ku saari doona adkeynta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dowladood, amniga, ganacsiga iyo iskaashiga miro-dhalka ah ee ay labada dal wadaagaan.Madaxweynaha Jamhuuriyadda inta uu ku guda jiro booqashada waxa uu la kulmi doonaa Bulshada kala duwan ee Soomaaliyeed sida Jaaliyadda iyo ganacsatada si uu uga xog-wareysto xaaladdooda guud iyo horumarrada ay sameeyeen.Sidoo kale, Madaxweynuhu waxa uu booqan doonaa Dugsiga Tababbarada Kumaandoosta ee Isparta l, halkaas oo ay tababbar ku qaataan qaar ka mid ah Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Turkiga was last modified: July 4th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Faah faahin: Weerar lagu dilay dad dukaameysanayay next post Howlgallo ka socda degaano katirsan Gobolka Hiiraan You may also like Akhriso:-Abiy Ahmed ‘’ Tiro dad ah ayaa ku dhintay qaraxa kuwa kalana waa ay ku dhaawacmeen 23/06/2018 Dowlada Masar oo ka baxday Shirka Wasiirada Jaamacadda Carabta 07/09/2022 Faah faahin:- Gabar Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Masar 20/02/2023 Mashruuca ka soo Kabashada Xasaradaha oo maanta laga furay magaalada Kismaayo 12/10/2020 Xaflad soo dhawayn ah oo magaalada Istanbuul loogu sameeyay Madaxwayne Lafta-gareen 15/11/2020 DHAGEEYSO:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo toogatay Afar qof 24/04/2017 Taliska AFRICOM ee gudaha Soomaaliya ka dagaalama oo taliye cusub yeeshay 04/08/2022 Dowladda Sacuudiga oo xayiraadii ka qaaday Xoolaha looga dhoofiyo gudaha Somalia 29/12/2022 Tababare Ciidan oo loo xukumay la Shaqaynta Al-Shabaab 19/02/2023 Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobalka Shabeellaha Hoose 07/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.