Baydhabo Somaliya{WMN}-Gudiga Doorashooyinka koonfur galbeed soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada baydhabo aya sheegay in ay sharcidaro tahay xubnihii iscasilaysidookalena waxay xubnahan sheegeen in ay Doorashada waqtigeeda kudhici doonto
Dhanka kale waxay ka jawaab celiyeen hadalkii ka soo yeeray Odayaasha Dhaqanka kaas oo ahaa in doorashada dib loo dhigo. ayagoona gudoonka Baarlamaanka kacodsaday in uu soo dhamaystiro xubnaha iscasilay booskooda.
21kii bishii octobar ayaa gudigaan oo tiradiisa ahayd 27 xubnood uu magacaabay gudoonka baarlamaanka kgs islamarkaana ay ansixiyeen xildhibaanada baarlamaanka