Baydhabo Somaliya{WMN}-Waxaa kaloo xildhibaanka uu sheegay in ay tahay wax aan la aqbali Karin in mar afaraad dib loo dhigo doorashada KGS, oo qorshaysnayd in ay dhacdo 5 ta December ee sanadkan. Isagoo xildhibaanka dhaliil u jeediyay xildhibaanada Koonfur Galbeed oo uu sheegay in ay gabeen awoodoodii dastuuriga ahayd isla markaana ay xaqa u lahaayeen in ay gutaan
Waxaana uu ugu baaqay xildhibaanada Koonfur Galbeed in ay hurdada ka kacaan, waajibaadkooda dastuuriga dhabarka u ritaan si qaddiyadda ummadda ay matalaan ee degta KGS u galin gacan aan jeclayn aayahooda, horumarkooda iyo bad qabka gobolada Maamul goboleedkooda ka koobanyahay