Baydhabo Somaaliya-{WM}- Xafladaan oo eheed xaflad si heerdare sare loo soo agaasimay ayaa lagu dhigay Hotelkii hore ee Bakiin kuna yaala kontorool ka Magaalada Baydhabo, Munaasabadan ayaa ka soo qeyb galeen Dad weyne iyo masuliyiin sida wasiirka wasaradda warfaafinta wacyigelinta bulshada KGS, Mudane Ugaas Xasan Abdi Mohamed wasiirka wasaarada Arrimaha diinta iyo Owqaafta KGS, Xildhibaano , Culimaa’udiinta Soomaaliyeed Macalimiin Mas’uliyiin kale, Hadaba aan dhageysano khudbadihii laga soojeediyay halkaas