Baydhabo(WMN)_Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka KGS Mudane Abdikadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wafdi ka socoda Dowladda Turkiga oo Baydhabo soo gaarey,
Kullanka oo ahaa Mid inta Badan looga hadlayay Sidii wax uga qaban lahaayeen baahiyaha Gaarka ah ka jira xerooyinka Barakicyaasha Baydhabo iyo sidii Ceel Biyoodyo uga hirgalin lahayeen qeybo ka mid ah Magaalada Baydhabo.
Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS Mudane Abdikadir Shariif Sheekhuna maye ayaa dowladda turkiga Ugu Mahadceliyey Sida Mar walba ay ugu garab taaganyihiin Ummada Soomaaliyeed.
Halka Hoose Ka Daawo Sawirada.