Waa Habeenkii 5 aad oo idaacada warsan ay qabato tartantan aqooneedka bisha barakeysan oo ay taabagilisay ururka garab walaal iyo Idaacada Warsan waxa is arkey Deeganka Boonkay B iyo Xaafada Isha A.tartanka oo ahaa mid xiiso leh su’aalaha waxaa soo diyareyey schoolka Hoose Dhexe Sare ee Kawaadir,xaafad walba waxaa la weydiinaayey 7 su’aal dhibcooyinka ay heleen waxey noqdeen min 7 dhibcood taas oo ka dhigeysa Barbardhac 7 iyo 7.