caawa waxaa is arkey Xaafada Waabari A iyo Isha B.tartanka caawa oo ahaa mid xiisad u gooni ah leh ayaa ugu dambeyen wuxu ku soo dhamadey Waabari A 11 dhibcood iyo 11 dhibcood oo Isha B taas oo ah Barbardhac.tartanka caawa waxaa daadihinaaye wariyaasha kala ah Muxidiin Xasan maxamed (Xusni) iyo Cabdullahi Nuur Aadan (Jecelow) waxana tabagilinaya ururka Garab walaal iyo Radio warsan dhinaca su’aalaha waxa garab weyn ka geysanaya Schoolka Kawaadir .Habeen deambe waxa is arkaya Xaafada kala ah Boonkaay A iyo Wadajir B.