Xaafada Dooynuunay B oo caawa la tartantey laba xaafadood aya waxey qeybtii koowad ee tartanka is arkeen Xaafada Isha B dhibcaha ay kala heleen waxey ahaayeen 2 dhibcood Isha iyo 8 dhibcood Dooynuunay.Qeybtii labaad ee atrtanka caawa waxey mar kale la tartantey Xaafada Horseed B.Dooynuunay waxey latimid 14 dhibcood dhinaca kale Horseed anshax xumo ay ku dhaqmeen Gudiga marka ay ka tashteen dhamaan dhibcooyinkii Xaafada Horseed ay heshey waa laga kansaley iyo tartamada soo socda ka dib wadatshi ay sameyeen gudiga tartanka.Xaafada Dooynuunay waxey u gudubtey Finalka tartanka,habeen dambe waxa tartan ka sugeynaa hadu Alle idmo Bardaale A iyo Dooynuunay A .