Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa il ka qaadis ku sameyey Qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada isagoona kuwa kale oo cusub Magacaabay.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa xilalkii looga qaaday Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dastuurka.
Sidoo kale Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Magacaabay 8 Xubnood oo isugu jira Wasiiro,wasiir kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada oo dhameystiran.