Hoos ka dhageyso qeybta 16 aad ee Barnaamijka Gollejoog oo ah Barnaamij taxano ah oo Habeen walbo oo arbaca so galeysa aad ka dhageysataan Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo.Waxaa soo saarey Barnaamijka BBC Media Action.Todobaadkan waxa looga hadli doonaa 60 sano ka dib maxaa isbadel ah Dimoqraadiyada Somaalia.