Dooda waxaa marti ku ah
- Xasan Axmed Nuur Gudoomiyaha Kaamba Gardiile
- Lugmaan Ayaad Maxamed Masuul ka tirsan gudiga qaxootiga iyo barakacaaysha KGS
- Mowliid sheekh Nuur Gudoomiyaha Odoyaasha Xaruunta Xalinta khilaafaadka Baydhabo
- Faadumo Cali Barre Gudoomiyaha Kaamka Hoobishoole
Waxaa idin soo jeedineysa Wariye Shukri Ismaaciil Axmed Shukri Bidhaan