Mid ka mid mudanayaasha baarlamaanka Soomaali kana soo jeeda koonfurgalbeed ee ayaa waxa ayaa si kulul u cambaarayay dil loo geystey mid ka mid ah ganacsatada magaalada garoowe kana soo jeeda gobolada koofurgabeed.
Xildhibaan Cumar Balash ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dilkii loo geyste alle ha u nahriis ganacsade Maxamed Manuur Aadan oo nin Askari ah ku diley magaalada garoowe.
xildhibaanka oo wareysi wariye muxudiin xsni ayaa waxaa uu tibaaxey in aysan jiran iminka waxa cad ay ka qabteen arinta dilkaasi balse sheegey in marka hose ay beesha caalamka gaarsiineyaan cambaareynta si ay u u ogaadaan waxaa lagu haaya dad ka soo jeeda gobolada koonfurgalbeed ee soomaaliya ee ku sugan puntland.
Halkaan hoose ka dhageyso Wareysga Xildhibaanka.
Cumar-Balash