Hoos ka dhageyso Barnaamijka beeraha oo aan uga hadleyno sida loo kordhin ahaa aqoonta beeraha,barnaamijka wuxuu ku saabsanyahay hordhac kooban oo ka hadlaya habka wanagsan ee Beerashada loo isticmaalo,Barnaamijka waxaa iska kaashadey Hay’ada Qaramada Midoowe u qaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO