gudomiyaha mamlka gobolka bay iyo kan degmada baydhabo ay furey mashruca hormarinta gobolka bay oo nalalka solarka lagu garsinayo degmoyinka gobolka bay , sida sharxayo cadulaahi cali watin gudomiyaha degmada baydhabo oo waramayey warbahinta kunfurgalbed.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA