Waziir ku xigeenka Warfaafinta KGS oo ka hadley Tababar Ku Saabsan Ansharaxa Saxaafadda
waziir Aba aawaw soofi oo ka hadley tababar oo qabtey Wariyaasha Ka Howlgala Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay aya Tababar kor looga qaadayo Xirfadooda isla markaana la doonayo in wariyaashu ay tabinyaan warar sugan oo Xaqiiqada ku saleynsan iyo Ilaalinta Anshaxa Saxaafadda ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhao Ee Xarunta Gobolka Bay.