Wareysi aanu Gudoomiyaha Degmada wajid Ee Gobalka Bakol oo Noogu Warbixiinaayey Xalada Degaanka gudoomiyaha wuxuu noosheegay inay ay isku furaayaan inta u dhaxahayso magalada wajid iyo baydhabo taasi wuxuu raciyey inay diyaariyeen ciidan ku filan furitaanka wadada u dhahaysa wajid iyo baydhabo.