Wareysi aanu la yeelanay Gudoomiyaha Degmada-Tiyeeglow oo nogu warbixiyey dagaalkii shalay ku dhaxmaray ciidanka konfur galbeed iyo tan dhaxe iyo alshabaab gudoomiyahay ayaa noosheegay inay ay ka deleed alshabaab ciidan badan weerarka anaga ayaa qaadnay sida hadlka u dhigay gudoomiyahay degaankana waan la wereegnay,