wareysi aanu la yeelanay Waziirka Arimaha Gudaha Cabdi Raxmaan Sate oo kahadla xilwarejinta gudoomiyaasha degmada buurhakaba ee gobalka bay waziirka ayuu wuxuu carabka ku dhuftay in ayjirin godi si sax ah u sheqaynaayo saas dardeeda ayaan logu magac abay gudoomiyaashan degmada buur hakaba.