Godomiyaha Degmada baydhabo gbalka baay cabdulaahi cali Watiin oo waraysi siyey radio warsan iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya
dadka gaadiidka ka sheqaysanaaya ayaa waxaa lagu baaqayaa in ay wadikarin gadiidka aqoonsi la,aan waa inay ay samaystaan warqada aqonsiga ah qofkii lagu arka tilaabo laga qadidoona.