Galmudug oo sheegtay in ay bilaabayso dhismaha goleyaasha degaanka written by Warsan Radio 28/05/2022 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Galmudug Mudane Cabdi Maxamed jamac (Cabdiwayel) Oo uu Wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Omar Abdi Mohamed ayaa kulan la qaatay Gudoomiyasha Gobolada Mudug Iyo Galgaduud iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka Galmudug.Wasiirka ayaa kulankaan warbixin uga dhageystay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka iyo kan degmooyinka iyagoo ka warbixiyay xaaladaha nololeed Iyo Amni ee ka jira deegaanada iyo degmooyinka Galmudug.Gudoomiyeyaasha gobolada ayaa soo gudbiyay cabashooyinka dhanka maamulka ay ee qabaan, sidoo kale caqabadaha ka heysta dhismaha golayaasha deegaanka.Wasiirka Arrimaha gudaha ayaa sheegay inta sanadkaan ka dhiman in loo baahan yahay in degmooyin badan lagu dhameystiro dhismaha goleyaasha deegaanka.Ugu danbayntii Wasiir Cabdi Maxmed jamac Ayaa Ugu Baaqay Dhamaan Maamulada Degmooyinka Inee u diyaar Garooban Dhismaha Golaha deegaanka ee Degmooyinka Galmudug. Galmudug oo sheegtay in ay bilaabayso dhismaha goleyaasha degaanka was last modified: May 28th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Iraan oo xoog kula wareegtay Maraakiib siday Shidaal next post Axmed Karaash Oo Maanta Daah-Furay Imtixaanka Shahaadiga Ee Deegaanada Puntland You may also like Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday Xerada Balli-doogle 22/07/2020 M/Weynaha KGS oo Daah Furey imtixaanka Dugsiyada Sare oo Maanta Baydhabo Ka Bilowdey . 20/05/2018 Aqriso: kulan lagu dahfuraayay dib u dhiska xaruunta maxkamada gobolk bakool oo lagu qabtay magaalada xuddur. 02/12/2019 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 20/06/2021 Askarigii Mareykanka ku dilay ninka madow oo markii ugu horeesay Maxkamad kasoo muuqday. 09/06/2020 Maryan Cabdi Xuseen oo noqotay xildhibaankii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo ku biirta barlamaanka Norway 14/09/2021 DHAGEYSO:Xisbiga Tiir oo Deeq bacooyin ah Gaar siiyey Dad Barakaciyaal ah . 29/10/2019 Gudoomiye Cabdi Xaashi Oo Taageray Soo Jeedinta Puntland Ee Shirka Garoowe 10/02/2021 Japan oo Somalia & dalal kale ugu deeqday Mallaayiin Dollar 18/01/2023 Dhageyso Kulanka Warsan ee Warsan Radio 04-12-2016 04/12/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.