Galmudug oo sheegtay in ay bilaabayso dhismaha goleyaasha degaanka written by Warsan Radio 28/05/2022 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Galmudug Mudane Cabdi Maxamed jamac (Cabdiwayel) Oo uu Wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Omar Abdi Mohamed ayaa kulan la qaatay Gudoomiyasha Gobolada Mudug Iyo Galgaduud iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka Galmudug.Wasiirka ayaa kulankaan warbixin uga dhageystay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka iyo kan degmooyinka iyagoo ka warbixiyay xaaladaha nololeed Iyo Amni ee ka jira deegaanada iyo degmooyinka Galmudug.Gudoomiyeyaasha gobolada ayaa soo gudbiyay cabashooyinka dhanka maamulka ay ee qabaan, sidoo kale caqabadaha ka heysta dhismaha golayaasha deegaanka.Wasiirka Arrimaha gudaha ayaa sheegay inta sanadkaan ka dhiman in loo baahan yahay in degmooyin badan lagu dhameystiro dhismaha goleyaasha deegaanka.Ugu danbayntii Wasiir Cabdi Maxmed jamac Ayaa Ugu Baaqay Dhamaan Maamulada Degmooyinka Inee u diyaar Garooban Dhismaha Golaha deegaanka ee Degmooyinka Galmudug. Galmudug oo sheegtay in ay bilaabayso dhismaha goleyaasha degaanka was last modified: May 28th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Iraan oo xoog kula wareegtay Maraakiib siday Shidaal next post Axmed Karaash Oo Maanta Daah-Furay Imtixaanka Shahaadiga Ee Deegaanada Puntland You may also like Ciidanka dowladda oo sameeyay howlgal lagu qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab 28/01/2022 Dhageyso: Gudoomayaha degmada beledweyne ayaa waxaa uu sheegay dhalinyarada looga bahay in ay 14/04/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 22/01/2021 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 04/11/2019 Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ku baaqay in la xoojiyo wada-hadallada Somaliland 26/06/2020 Mareykanka oo xaqiijiyay tirada duqeymaha ay ka geyteen Soomaaliya sanadkaan 01/09/2020 RW Rooble “61 sano ka dib, weli baahida ugu weyn ee la qabo waa midnimo iyo wadajir” 01/07/2021 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 17/02/2018 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 11/11/2020 Turkey Iyo Israel Oo Dib Usoo Celinaya Xiriirkooda Diblomaasi 17/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.