Go’aano laga soo saaray Shir looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Baydhabo written by Warsan Radio 09/06/2022 Shir looga hadlayey Arrimaha Amaanka, degaannada Koonfur Galbeed ayaa lagu Qabtey Maanta Xarunta Wasaardda Garsoorka iyo Cadaaladda Koonfur Galbeed ee ee Magaalada Baydhabo.Sgirka ayaa waxaa ka qeyb galey Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida Booliska, Xoogga Dalka, Asluubta, Nabad sugida, Gudoomiyaha Maxkmada Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60aad, Xeer ilaaliyaha Guud ee KGS, Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Koonfur Galbeed, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga KG, Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda KGS,Shirka oo saacado qaatey ayaa waxaa laga soo saarey go’aamo iyo baaq loo jeediyey Bulshada koonfur Galbeed, kuwaas oo ay kamid yihiin.1: In Qofkii lagu Arko, isaga oo iibinaya waxyaabaha maanka Dooriya , kufsiga, Dilka ,Muuqalada Anshax xumada ah ,Qamaarka la ciyaaro, wixii la mid ah in tilaabo Shirciga Waafaqsan laga qaadi doono.Sido kale Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaaliyeed Gaashanle Sare Ibrahim Cusmaan Maxamed Tifow ayaa Awaamiir ka soo saarey Askarta istafka ka ah Madaxda in ay goobahooda shaqada ku laabtaan.Ugu danbeyn Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Xasan Lugbuur ayaa sheegey in Sharciga lala tiigsan doono Qofkasta oo falalka foosha xun ku kac,a isaga oo bulshada ugu baaqay inay u hogaansamaan awaamiirta Dowladda. Go’aano laga soo saaray Shir looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Baydhabo was last modified: June 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh next post Xasan Sheekh Maxamuud oo loo caleema-saaray madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya You may also like Shir Muqdisho uga furmaya musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya 20/11/2020 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/02/2023 Wadooyinka qaar ee Muqdisho oo xiran iyo banaanbax ka dhacaya 07/06/2020 Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka sanadlaha ee guddiga fulinta amniga iyo caddaaladda 01/12/2020 Madaxweynaha Jubbaland oo faah faahiyay khasaaraha ka dhashay Roobka daadadka watay iyo fatahaadaha 09/11/2023 Kim Jong-un oo diyaar u ah inuu wadahadal la yeesho Maraykanka 19/06/2021 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 26/02/2019 Dhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Kahadley Sidii Loogu Gurman laahaa Abaaraha 26/12/2016 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 29/09/2021 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 30/12/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.