Go’aano laga soo saaray Shir looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Baydhabo written by Warsan Radio 09/06/2022 Shir looga hadlayey Arrimaha Amaanka, degaannada Koonfur Galbeed ayaa lagu Qabtey Maanta Xarunta Wasaardda Garsoorka iyo Cadaaladda Koonfur Galbeed ee ee Magaalada Baydhabo.Sgirka ayaa waxaa ka qeyb galey Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida Booliska, Xoogga Dalka, Asluubta, Nabad sugida, Gudoomiyaha Maxkmada Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60aad, Xeer ilaaliyaha Guud ee KGS, Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Koonfur Galbeed, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga KG, Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda KGS,Shirka oo saacado qaatey ayaa waxaa laga soo saarey go’aamo iyo baaq loo jeediyey Bulshada koonfur Galbeed, kuwaas oo ay kamid yihiin.1: In Qofkii lagu Arko, isaga oo iibinaya waxyaabaha maanka Dooriya , kufsiga, Dilka ,Muuqalada Anshax xumada ah ,Qamaarka la ciyaaro, wixii la mid ah in tilaabo Shirciga Waafaqsan laga qaadi doono.Sido kale Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaaliyeed Gaashanle Sare Ibrahim Cusmaan Maxamed Tifow ayaa Awaamiir ka soo saarey Askarta istafka ka ah Madaxda in ay goobahooda shaqada ku laabtaan.Ugu danbeyn Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Xasan Lugbuur ayaa sheegey in Sharciga lala tiigsan doono Qofkasta oo falalka foosha xun ku kac,a isaga oo bulshada ugu baaqay inay u hogaansamaan awaamiirta Dowladda. Go’aano laga soo saaray Shir looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Baydhabo was last modified: June 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh next post Xasan Sheekh Maxamuud oo loo caleema-saaray madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya You may also like Joe Biden oo saxiixay wareegtooyin Madaxweyne 21/01/2021 Dhageyso:-wareysi aanu layeelanay racidka ku dhaqan Qansax Dheere Yaasin ayaa xalada ka deeriyey, 12/03/2017 DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacada Warsan 28/03/2020 Howlgal laga sameeyay degano ka tirsan Shabeellaha Dhexe 03/12/2021 Maxay ka wada hadleen Wasiirka Waxbrashada XFS & Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya? 22/08/2022 Sacuudiga iyo Wadamo kale oo Go’aan kasoo saaray in beri la dhameestiraayo bisha soon 22/05/2020 Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo qaabilay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha & Federaalka 30/03/2022 Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 09/03/2022 Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo degmada Matabaan ka dhagax dhigay dhismaha Garoon Diyaaradeed 22/08/2022 DHAGEYSO: SHIRKII SEDAX BIL LAHA ISKU XIRKA LAAMAHA SOCDAALKA IYO JINSIYADAHA DALKA OO BAYDHABO KA DHACAY . 28/01/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.