Taliska Ciidanka xoogga oo sheegay inay dileen Nin Miino Aasayay written by Warsan Radio 10/06/2022 Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 47-aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ee ku sugan Degaanka Daynuunaay ee Gobolka Baay ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa la sheegay inay ku fashiliyeen Miino ay Aaseen Al-Shabaab, isla markaana ay doonayeen inay dadka ku dhibaateeyaan.Taliyaha Ururka 47-aad Guutada-8aad Qeybta 60-aad Ciidanka xoogga dalka LX/Le Daahir Macalin Cali ayaa sheegay in Ciidamada ay sidoo kale toogteen Ninkii miinada ku Aasayay Agagaarka Xerada Ciidamada dowladda ee degaanka Deeynuunaay.” Ciidamada oo Roondo ugu jiray sugida Amniga Dadka Iyo degaanka deynuunaay xilliga ay la kulmayeen Ninka Miinada Aasayay ee la dilay howlgalladana waa ay sii socon doonaan ayuu yiri” Taliyaha.Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si joogto ah howlgallo uga fuliya degaannada Gobolada Maamulka Koonfur Galbeed, hayeeshee mararka qaar ay weeraro kala kulmaan Al-Shabaab. Taliska Ciidanka xoogga oo sheegay inay dileen Nin Miino Aasayay was last modified: June 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Midowga Afrika oo baaq deg deg ah u diray dowladda Ukraine You may also like Muuse Biixi oo markii ugu horreysay shaaciyay xilliga ay dhaceyso Doorashada Somaliland 17/12/2022 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 16/12/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 27/09/2021 Qaramada Midoobay oo ku baaqday xabbad-joojin deg deg ah oo ka hirgasha Gaza 13/12/2023 Midowga Yurub oo 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray Soomaaliya 19/07/2022 Sawiro;- 20 Qof oo uu ku jiro Wadaad Caan ah oo ku dhintay qarax ka dhacay Masjidka Herat ee Dalka Afgaanistaan 02/09/2022 Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya oo Soo gaaray Magaalada Baydhabo. 02/08/2021 Barnaamijka Kulanka Warsan 20/10/2021 Wabiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Baladweyne iyo dad ku go’doonsan 12/05/2020 Qarax khasaaro sababay oo Maanta ka dhacay Degmada Luuq 17/02/2024 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.