Taliska Ciidanka xoogga oo sheegay inay dileen Nin Miino Aasayay written by Warsan Radio 10/06/2022 Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 47-aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ee ku sugan Degaanka Daynuunaay ee Gobolka Baay ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa la sheegay inay ku fashiliyeen Miino ay Aaseen Al-Shabaab, isla markaana ay doonayeen inay dadka ku dhibaateeyaan.Taliyaha Ururka 47-aad Guutada-8aad Qeybta 60-aad Ciidanka xoogga dalka LX/Le Daahir Macalin Cali ayaa sheegay in Ciidamada ay sidoo kale toogteen Ninkii miinada ku Aasayay Agagaarka Xerada Ciidamada dowladda ee degaanka Deeynuunaay.” Ciidamada oo Roondo ugu jiray sugida Amniga Dadka Iyo degaanka deynuunaay xilliga ay la kulmayeen Ninka Miinada Aasayay ee la dilay howlgalladana waa ay sii socon doonaan ayuu yiri” Taliyaha.Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si joogto ah howlgallo uga fuliya degaannada Gobolada Maamulka Koonfur Galbeed, hayeeshee mararka qaar ay weeraro kala kulmaan Al-Shabaab. Taliska Ciidanka xoogga oo sheegay inay dileen Nin Miino Aasayay was last modified: June 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Midowga Afrika oo baaq deg deg ah u diray dowladda Ukraine You may also like Maxkamad Dil toogasho ah ku fulisay Lamaane si xun u dilay caruur 02/02/2024 Dhageyso:-Barnaamijka Wax soo saarka 09/10/2021 Dhageyso:-Feysal Cali Waraabe oo Cambaareeyay Xariga Muqtaar Roobow Kuna Baaqay Nabada 15/12/2018 Booliska oo soo bandhigay Daroogo laga qabtay Garoonka Aadan-Cadde 05/12/2022 Sawiro:Madaxweyne Laftagareen Oo Mashaaricyo Kafuliyay Degmada Waajid 12/11/2019 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS. 14/02/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 14/05/2022 Madaxweynayaasha Somalia & Jabuuti oo kulan yeeshay 17/07/2022 Ciidanka ATMIS oo Saldhig ay kaga sugnaayeen Shabeellaha Dhexe faarujiyey 19/10/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 24/07/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.