Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada oo kuwajahan Gobolka Gedo written by Warsan Radio 20/06/2022 Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee Maanta uu degmada Doolow ee Gobolka Vedo safar ku tago Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.Ergayga ayaa inta uu joogo Degmada booqasho iyo kormeer ku tagi doono xarooyinka barakacayaasha oo ay ku nool qoysas aad u tiro badanSidoo kale waxaa uu la kulmi doonaa si uu warbixino uga dhageysto Maamulka degmada iyo Maamulayaasha kaamamka Barakacayaasha ee kuyaalla degmada Doolow ee Gobolka Gedo.Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa horay u booqday kaamamka Barakacayaasha ee kuyaalla degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan. Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada oo kuwajahan Gobolka Gedo was last modified: June 20th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post lix Carruur ah oo nafaqo darro ugu geeriyootay degmo katirsan Gobolka Hiiraan You may also like Sii Hayaha Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS Oo Gaarya Magaalada Baydhabo 07/10/2020 Taliye cusub oo loo magacaabay ciidamada Uganda ee jooga Soomaaliya 02/08/2020 Beesha Caalamka oo war kasoo saartay muranka ka taagan Dastuurka Soomaaliya 01/04/2024 Dhageyso ku celiska Barnaamijka barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada 12/07/2021 DF iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya 03/08/2023 Mooshin laga gudbiyay Qoondada Haweenka ay ku leeyihiin Baarlamaanka Federalka 21/06/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 01/12/2022 18/04/2022 Akhriso:-C/weli Gaas“Shabaab iyo Daacish dalka meelna dhib ayay ku hayaan, meelna xagtin xataa ma gaarsiiyaan 22/08/2018 Faah faahin: Al-Shabaab oo weeraray Saldhig kuyaalla Jubbada Hoose & khasaaro ka dhashay 16/02/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.